Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhgeyso Wareysiga Abwaan Cabdi Qeys oo dhameystiran


Cabdi Qeys
Cabdi Qeys

Abwaan Cabdi Aadan Xaad, Cabdi Qays oo ka mid ah fannaaniinta iyo abwaanada Soomaaliyeed ayaa laanta afka Soomaaliga ee VOA wareysi uu siiyey kaga hadlay qisooyinka qaar ka mid ah heesihiisa iyo sidii uu fanka ku bilaabay.

Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed oo dhawaan booqatey magaalada Jabuuti ayuu uga waramay waayiihiisii fanka iyo ruwaayadihii uu curiyay.

Dhageyso Wareysiga Abwaan Cabdi Qeys
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:46 0:00

XS
SM
MD
LG