No media source currently available
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sii xoojinaya xiriirka u dhaxeeya kadib markii ay dhawaan kala saxiixdeen heshiish ku aadan dhinacyada difaaca iyo dhaqaalaha. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.