Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2018


Golaha Amniga Qaran
Golaha Amniga Qaran

Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dhacdooyinkii ugu waawynaa eee Soomaaliya ka dhacay sannadkan maanta dhammaanaya ee 2018.

Waxaa soo diyaariyey Jacfar Kuukaay, waxaana lasoo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.

Dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2018
please wait

No media source currently available

0:00 0:36:08 0:00

XS
SM
MD
LG