Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnamijka Madasha Dhalinyarada: Faduma Warya


Faduma Waryaa
Faduma Waryaa

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada waxaa todobaadkaan marti noogu ah Faduma Waryaa oo ah gabar dhalinarada ah oo sawirro iyo muuqaalo ku saabsan Muqdisho kusoo bandhigto Baraha Bulshada.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Nur Bukhari.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Faduma Warya
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:54 0:00

XS
SM
MD
LG