Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Wacyigelinta dhibaatada gudniinka fircowniga ah


Ifraax Axmed oo la guddoonsiyay abaalmarin
Ifraax Axmed oo la guddoonsiyay abaalmarin

Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna dhibaatada gudniinka fircowniga ah, waxaana marti ku ah Ifraax Axmed oo ah gabar ka shaqeysa ka hortagga gudniinka fircooniga iyo wacyigelinta bulshada ee xaaladaha khatarta ah ee ka dhasha xanuunnada ka yimaada gudniinkaas.

Waxaa barnaamijka soo diyaarisay, soona jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Madasha Haweenka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG