Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Xasan Ciise, maareeyaha xarunta gurmadka degdegga ee SODMA


Xassan Ciise, maareyaha xarunta gurmadka degdegga ah ee hay'adda Maareynta Musiibiiyinka Soomaaliya ee SODMA.
Xassan Ciise, maareyaha xarunta gurmadka degdegga ah ee hay'adda Maareynta Musiibiiyinka Soomaaliya ee SODMA.

Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; cabisada laga qabo in fatahaado horleh oo ka dhasha roobabka Guga ee la filayo ay uga daraan xaaladda bini'aadannimo ee Soomaaliya, gaar ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ay Soomaaliya ku jirtay sannadihii dambe, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen daadadkii ka dashay duufaanta El Niño iyo abaarihii daba dheeraaday.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Xassan Cabdulqaadir Ciise, oo ah maareeyaha xarunta gurmadka degdegga ah ee hay'adda Maareynta Musiibiiyinka Soomaaliya ee SODMA.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Martida Makarafoonka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG