Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Mustafe Maxamed Maax


Mustafe Maxamed Maax, Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee Bangiga Salaam Bank.
Mustafe Maxamed Maax, Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee Bangiga Salaam Bank.

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Mustafe Maxamed Maax Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee Bangiga Salaam Bank ayaa ku saabsan Uganda oo laga furay bangigii ugu horreeyey ee Islaami ah. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG