Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Wareysiga xildhibaan Suhuuur Xaaji Culusow


Madasha Haweenka
Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay wareysi aan la yeelanay xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow oo ah guddoomiyaha kutlada haweenka ee golaha shacabka Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah in waraysigan la duubay ka hor ansixintii wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka Soomaaliya.

Madasha Haweenka: Wareysiga xildhibaan Suhuuur Xaaji Culusow
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG