Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Dadaallada xal looga raadinayo colaadda Sudan


Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qeyb labaad oo ka mid ah colaadda sanad jirsatay ee dalka Sudan. Qeybtan waxay si gaar ah ugu saabsan tahay dadaallada xal loogu raadinayo dagaalka iyo caqabadaha haysta.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

ILEYSKA VOA: Dadaallada xal looga raadinayo colaadda Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG