Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Haweenka iyo ku ganacsiga teknoolajiyadda


Amina Mohamed Hashi
Amina Mohamed Hashi

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga faa’iideystaan teknoolajiyadda si ay sare uga qaadaan ganacsigooda, waxaana marti ku ah Aamina Maxamed Xaashi, oo dumarka ka caawisa adeegsiga teknoolajiyadda ee ganacsiga.

Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Madasha Haweenka: Haweenka iyo ku ganacsiga teknoolajiyadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG