Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Xaaladda haweenka suxufiyiinta ah ee Soomaaliya


Madasha Haweenka
Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saasabn yahay: Toddobaadkan oo dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda, waa sidee xaaladda suxufiyiinta haweenka ah ee Soomaaliya.

Caasha Ibrahim Aaden ayaa soo jeedineysa.

Madasha Haweenka: Xaaladda haweenka suxufiyiinta ah ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG