Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii 𝐈𝐃𝐀 ee lagu soo geba-gebeeyey Nairobi?


Waxaa shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo geba-gebeeyay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bankiga Adduunka ee 𝐈𝐃𝐀, iyo madaxda Afrika kaasoo looga hadlay sidii loo maalgalin lahaa wadamada Africa.

Shirkaasi madaxda ka qaybgashay waxaa ka mid ah madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Haddaba wariyaha VOA Nairobi Intisaar Saalax Xuseen ayaa waxyaabihii shirkaan looga hadlay ka wareysatay Dr. Xassan Aadam Hoosow oo ah la-taliyaha arrimaha dhaqaalaha madaxweynaha Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Maxaa kasoo baxay shirkii 𝐈𝐃𝐀 ee lagu soo geba-gebeeyey Nairobi?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG