Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay qorshaha cusub ee Canada ee muhaajiriinta?


Dalka Canada waxa uu ka mid yahay waddamada sanadihii u danbeeyey ay ku qulqulayeen boqolaal qof oo isugu jira tahriibayaal iyo magangaliyo doon, kuwaasi oo in badan oo ka mid ah ay ka gudbaan xuduuda uu dalkaasi la wadaago dalka Maraykanka.

Dawlada ayaa qorshaynaysa hindise tilmaamaya in xabsiyada dalkaasi lagu hayn karo dadka la tuhmo inay halis ku yihiin amaanka.

Cabdixakin Shirwac ayaa warbixintan ku eegaya qorshahaasi cusub iyo saamaynta uu yeelan karo hadii uu dhaqan galo.

Muhaajiriinta Canada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG