Washington —
Dalka Iran ayaa weerar dhanka cirka ah oo ka yimid dhulkeeda ku qaaday Israel, iyadoo taasi ay muujineyso in ay sii xoogeysanayso colaadda u dhaxeysa quwadaha gobolka ee sida weyn isaga soo horjeeda, waxaana uu weerarkaasi soo dadajiyay in ciidamada Mareykanka ay qaadaan tallaabo ay ku taageerayaan Israel. Michael Lipin oo ka tirsan VOA ayaa warkan diyaariyay weerarkaas, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Madal