Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Heerka shaqa la'aanta Soomaaliya


Iyadoo shalay meelo badan oo caalamka ah laga xusay munaabadda maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan kowda May ayaa Soomaaliya oo kamid ah dalalka maamusay ay shacabkeeda ugu soo galaysaa iyadoo ay aad u sarreyso heerka shaqa la’aanta ee dalka.

Waxaa yar fusadaha shaqo ee ay heli karaaan dhalinyaro badan oo wax baratay iyo kuwa xoogsatada ah taasoo sii murjinaysa xaaladda wax soosaarka dadka ee gudaha Soomaaliya, sida uu warbixintaan ku eegayo Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Shaqa la'aanta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG