Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee isu bedeshay nolosha Soomaalida Kenya sanadihii dhowaa?


Islii
Islii

Markii ay Dowladda Soomaaliya burburtay sanadkii 1991-kii, dalka Kenya waxaa tegay qaxooti badan oo Soomaali ah, kuwaas oo kaalin mug leh ka qaatay kobcinta dhaqaalaha Kenya.

Soomaalida tagtay Kenya waxaa ka sii horeeyay Soomaalida Kenya ee ka soo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya, kuwaas oo iyaga laftooda marka la eego taariikhdii ay soo mareen hadda u muuqda kuwo isbedel weyn ka sameeyay xagga nolosha iyo ganacsiga.

Wariyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere ayaa mid ka mid ah odoyaasha Soomaalida kenya la kulmay, wuxuuna soo diray warbixintan.

Wareysi: Sidee isu bedeshay nolosha Soomaalida Kenya sanadihii dhowaa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG